Taliye Odowaa oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay duledka Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal gelinkii dambe ee maanta nawaaxiga deegaanka Sino-dhaqo ee Gobolka Galguduud ku dhexmaray Ciidanka Dowladda iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab. Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen goob ay isku arruursanayeen Xubno ka tirsan Al-shabaab. Waxaa uu tilmaamay inay … Continue reading Taliye Odowaa oo War ka soo saaray dagaal ka dhacay duledka Dhuusamareeb